Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Puntland oo loo doortay Cabdirisaaq Axmed Siciid

January 4, 2024 - Written by Editor

Garoowe:-Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka dowladda Puntland ayaa waxaa saaka Loo doortay Cabdirisaaq Axmed Siciid ka dib tartan uu la galay ilaa 3 musharax waxaan guusha ay ku raacday wareegii koowaad oo uu helay 37 cod taas oo sabab u noqotay in aan la aadin wareeg 2aad ayna tanaasuleen musharaxiintii 3-da ahaa ee kuriga kula tartamaysay.

Natiijada Wareegga Koowaad ee Guddoomiyaha Baarlamanka 6aad ee dowladda Puntland ayaa waxaa codadka loo kala hellay sidan:-

1. Cabdirisaaq Axmed Siciid 37

2. Mursal Maxamuud Cabdi 10

3. Maxamed Faarax Gabyow 10

4. Cabdirashiod Cawl 8

Dhinac kale waxaa sidoo kale loo doortay Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee golaha wakiillada Baarlamaanka 6-aad ee Puntland Xildhibaan Maxamed Baari Shirre.

Sidoo kale Xildhibaan Maxamed Awoowe ayaa ku guuleystay Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Baarlamanka Puntland xilka Gudoomiye ku xigeenka 2aad ayaa waxaa loo dooran jiray masuuliyiin ka soo jeeda Gobolladda SSC.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2024
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online