Warar

Duqeymo cirka ah ay haatan ka socda Buuraleyda Calmiskaad
(February 4, 2025)
Qandala:-Wararka laga helayo caawa buuraleyda Calmiskaada ayaa sheegaya in duqeymo cirka ah ay haatan ka socdaan goobo ay ku dhuumaaleysanayaan kooxda Argagixisada ee Daacish ee ku sugan Calmiskaad.
Puntland oo deegaano hor leh ka qabsaday Daacish iyo jab weyn oo gaaray Argagixisada
(February 4, 2025)
Boosaaso:-Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland oo Daacish ka sifeynaya buuralayda Cal-miskaad ayaa maanta dagaal xooggan ku qaaday Kooxda Argagixisada Daacish, waxaana la dilay ku d
Raโ€™iisul Wasaaraha JFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Dowladda Falastiin
(February 2, 2025)
Muqdisho:โ€“ Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Dowladda Falastiin, Rowaid Adil Mohame
Puntland oo Warsaxaafadeed ka soo saartay Duqeyn Maraykanku ka fuliyey Buuraha Calmiskaat ee Gobolka Bari
(February 1, 2025)
Boosaaso:-Dowladda Puntland oo in dhoweyd ku jirtay Howlgal ay Argagixisada Daacish uga sifeynayso Puntland, waxay u mahadcelinaysa saaxiibada Adduunka ee ka caawinaya hawlgalka gaar ahaan Dowladaha
๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐๐š๐ซ๐๐š๐š๐ซ๐ฆ๐š๐ฒ ๐œ๐ฎ๐ญ๐ฎ๐›๐ฒ๐จ ๐ค๐š ๐ญ๐ข๐ซ๐ฌ๐š๐ง ๐†๐จ๐ซ๐ ๐จ๐ซ ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐๐ก๐š๐š๐ซ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ.[Video]
(February 1, 2025)
Muqdisho:-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad lagu dhaarinayey cutubyo ka tirsan Ciidanka Kummaandooska Gorgor ee
Madaxweynaha Puntland oo tababar u soo xiray Ciidan loo diyaariyey wejiga Labaad ee dagaalka Argagixisada
(January 30, 2025)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo maanta ka qeybgalay bandhiga Ciidan ee diyaargarowga wejiga Labaad ee Argagixisada looga sifaynayo Buuralayda Cal-miskaad,
Saraakiisha Ciidamada Puntland oo booqday Turmasaale.
(January 26, 2025)
Boosaaso:-Saraakiisha Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ayaa maanta kormeeray godadkii talisyada u ahaa Argagixisada Daacish ee ay Ciidanku la wareegeen, kuwaasi oo ku yaalla dee
Wasaarada arimaha Gudaha Puntland oo soo saartay Warmurtiyeed
(January 25, 2025)
Gaalkacyo:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland iyada oo xeerinaysa nabaddgelyada iyo badqabka dadka iyo hantidooda waxay soo saartay qodobada hoos ku xusan:-
Ciidamada Booliska Gobalka Bari oo qabtay rag dhigayey qaraxyo iyo Agab kaleoo loo adeegsado qaraxyada.
(January 25, 2025)
Boosaaso:-Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa sheegaya in Ciidamada Amniga Gobolka Bari oo hawlgal xooggan ka sameeyey magaalada Boosaaso ka dib xog ay la wadaageen sh
Ciidamada Puntland oo deegaano hor leh ka qabsaday Kooxda Daacish.
(January 24, 2025)
Boosaaso:-Ciidamada Difaaca Puntland ayaa maanta la wareegay Talisyo muhiim ah oo argagixisada Daacish ay ku lahaayeen inta u dhexeysa deegaanada Damdamle illaa Cidoole, sida lagu sheegay qoraal kaso

« Previous PageNext Page »