Warar

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo goobjoog ka noqday Munaasabad uu xilka wareejinta Agaasimaha Guud.
(March 21, 2024)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta goobjoog ka noqday Munaasabad uu xilka kula wareegay Agaasimaha Guud ee cusub ee Madaxtooyada Dowladda Pu
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo kormeeray Taliska Ciidamada Daraawiishta,Booliska iyo Xarunta Sirdoonka iyo Nabad sugidda ee(PISA).[Video]
(March 21, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray Hay’adaha Amniga, sida Taliska Guud ee Ciidanka Daraawiishta , Taliska Guud ee Ciidanka Booliska, Talisk
Madaxweynaha DPL oo magacaabay Agaasimaha guud ee Madaxtooyada dowladda Puntland
(March 21, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 003 ee 19-ka March 2024, ayaa magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dowladda Puntland. Ma
Ra’iisul Wasaarah XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hey’adda Qaxootiga Qaramada Midoobay (UNHCR)
(March 21, 2024)
MuqdishoRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hey’adda Qaxootiga Qaramada Midoobay (UNHCR) u qaabilsan S
Madaxweynaha JFS Xassan Sh Maxamuud oo u safray dalka Ereteriya
(March 17, 2024)
Asmaraa:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray magaalada Asmaraa ee dalka Ereteriya halkaas oo ay uga bilaabmatay booqasho labo maalmood ah, Madaxweyn
Madaxweynaha Dowladda Puntland iyo ku xigeenkiisa oo kulan la qaatay Wakiillada Hay’adaha Qaramada Midoobey ee ka howlgala Puntland.[Video]
(March 17, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor , ayaa kulan la qaatay Madaxda iyo Wakiillada Hay'
Golaha Wakiillada Dowladda Puntland oo ansixiyey Golaha wasiirada cusub ee dowladda Puntland.[Video]
(March 11, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta horgeeyay Golaha Wakiillada
Ra’iisu Wasaaraha XFS kulan la qaatay wafdi caalami ah oo ay hoggaamineysay Agaasimaha Guud ee Sanduuqa Cimillada Cagaaran (GCF)
(March 11, 2024)
Muqdisho:-Ra’iisu Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta kulan la qaatay wafdi caalami ah oo ay hoggaamineysay Agaasimaha Guud ee Sanduuqa Cim
Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland oo magacaabay guddiga xilwareejinta Golaha wasiirada
(March 11, 2024)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa wareegto sumadeedu tahay XMWK/65/2024 ku magacaabay guddiga Xilwareejinta Golaha Wasiirada Puntland. Waxaa loo mag
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo magacaabay Wasiir ku-xigeennada iyo Wasiiru Dowleyaasha cusub.[Video]
(March 9, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa waxaa uu magacaabay Wasiir ku-xigeennada iyo Wasiiru Dowleyaasha Cusub , waxaa warbaahinta u akhriyey Af-hayeenka Ahna Agaasi

« Previous PageNext Page »