Warar

Madaxweynaha DFS iyo Cabdulfataax Al-Siisi oo Heshiis kala saxiixday
(January 23, 2025)
Qaahira:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Masar Mudane Cabdulfataax Al-Siisi ayaa kulan muhiim ah ku yeeshay Qasriga Al-Iti
Guddiga taakuleynta ee Ciidamada Puntland oo lagu wareejiyey Helicopter
(January 22, 2025)
Boosaaso:-Guddiga taakuleynta iyo daryeelka dhaawacyada Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland, ayaa galabta soo dhoweeyay oo la wareegay Diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah (Helicopter)oo kuso
Guddiga Taakulaynta Ciidanka Puntland oo lagu wareejiyey 600 Oo Neef
(January 21, 2025)
Boosaaso:-Guddiga Taakulaynta Ciidanka Difaaca Dawladda Puntland Ee Ku Jira Hawl Galka Cirib Tirka Argagixisada Ee Hilaac Oo ka Kooban Wasiiro, Xildhibaano, La Taliyaal,Maamulka Gobolka Bari, iyo Kan
Go’aamada shirka Masuuliyiinta Labada Dawladood ee Puntland iyo Galmudug.
(January 21, 2025)
Gaalkacyo:-Kulan muhiim ah oo ay yeesheen mas’uuliyiinta labada dawladood ee Galmudug iyo Puntland ee ku howllanaa nabadeynta Gobolka Mudug, kulankaas oo ay kaga arrinsanayeen sidii xal kama danbays
Wasaarada Warfaafinta Puntland oo ka warbixisay 5 Talis oo ciidanka Puntland ka qabsadeen Kooxda Daacish
(January 21, 2025)
Boosaaso:-Ciidamada Puntland ayaa sii xoojinaya dagaalka ka dhanka ah argagixisada Daacish, iyagoo guulo muhiim ah ka gaaray howlgallada ka socda buuraha Calmiskaad ee Gobolka Bari. 24-kii saac ee las
Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo Shir-Guddoomiyay Shirka golaha Wasiirada Puntland
(January 16, 2025)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada oo maanta lagu qabtay magaalada Boosaaso kaasi oo looga hadlay Amniga Guud, Hawl
Ciidamada Puntland oo Talisyo hor leh ka qabsaday kooxda Mujrimiinta Daacish.
(January 16, 2025)
Digaale:-Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland, ayaa maanta la wareegay oo burburiyay talisyo ay Argagixisada Daacish ku laheyd Buuralayda Cal-miskaad, kuwaasi oo kala ah Taliska
Wasiirka Warfaafinta Puntland oo ka hadlay Taageerada DFS ku taageertay Ciidanka Puntland.[Video]
(January 15, 2025)
Boosaaso:-Wasiirka warfaafinta dowladda Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo shir Jaraaid ku qabtay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa uu ka hadlay Taageerada ay Madaxda Dowladda Fede
Wararkii ugu danbeeyey howlgalada ka dhanka ah Mijrimiinta Daacish ee ka socda Buuraha Calmiskaad
(January 15, 2025)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya gobalka Bari ayaa sheegaya in Ciidamada Puntland maanta weeraro cagmarin ah ku qaadeen buuraha calmiskaad oo ay ku dhuumaaleysanayaan kooxda argagixisada Ee Daacish
Wararkii ugu danbeeyey howlagalada Ciidamada Puntland ay ka wadaan Calmiskaad
(January 14, 2025)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya gobalka Bari ayaa sheegaya in Ciidamada Puntland maanta weeraro cagmarin ah ku qaadeen buuraha calmiskaad oo ay ku dhuumaaleysanayaan Mujrimiita Daacish. Ciidama

« Previous PageNext Page »