Warar
Taliyaha Booliska Puntland oo ka hadlay iska horimaad ka dhacday Garoowe (Daawo)(June 20, 2023)
Garoowe:-Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Sarreeye Guuto Muumin Cabdi Shire ayaa ka hadlay xaalada amni ee caasimadda Garowe iyo iska-hor-imaadyadii maanta dhacay oo howlgaladoodii lasoo gaba gabe ๐ฅ๐ฎโ๐ถ๐ถ๐๐๐น ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ซ๐ฎ๐บ๐๐ฎ ๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ ๐ด๐๐ฑ๐ฑ๐ผ๐ผ๐บ๐ถ๐๐ฒ๐ ๐๐ต๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ด๐๐ฑ๐ฑ๐ถ ๐ต๐ผ๐ผ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ง๐ถ๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ ๐๐ฒ๐๐ต๐ถ๐ถ๐ ๐ฎ๐ต
(June 19, 2023)
Muqdisho:-Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo guddoomiyey kulanka Guddi Hoosaadka Golaha Wasiiradda ee Tiirka Soomaali Heshiis ah, ayaa war ๐olaha Wasiirada oo Ansixiyey soo jeedinta taliyaha Cusub ee Ciidanka X.D.S
(June 19, 2023)
Muqdisho:-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo galabta yeeshay kulan aan caadi ahayn, ayaa lagu ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Taliyaha cusub ee Ciidanka X Baarlamaanka Puntland oo kulan uga furmay magaalada Garoowe.
(June 19, 2023)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Garaad Cawl oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoom Madaxweynaha Hirshabeelleoo xilka ka qaaday Gudoomiye Cali Jeyte Cismaan
(June 18, 2023)
Hiiraan:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan Mudane Cali Jeyte Cismaan, Isagoo Xilkaas u Magacaabay Mudane Cabdullaahi A Madaxweynaha Puntland oo kormeeray Xarunta Taliska Ciidanka Daraawiishta Puntland
(June 18, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Kormeeray Xarunta Taliska Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland ee 54-aad, halkaasi oo uu kulan dardargelin amni Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay wakiillada Beesha Caalamka
(June 17, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay danjireyaasha iyo wakiillada Beesha Caalamka ee ka howlgala dalkeenna ayaa kala hadlay in Madaxweynaha Punland oo kulan la qaatay Hayโadaha Sharci fulinta iyo Laamaha Amniga Puntland.
(June 17, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan la qaatay Hayโadaha Sharci fulinta sida Golaha Garsoorka iyo Laamaha Amniga Puntland, Kulanka ayaa ku saabsanaa da Madaxweynaha Puntland oo xil ka qaadis ku sameeyey Wasiirka amniga Puntland
(June 17, 2023)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 26, 17 June 2023, Kuna saabsan xil ka qaadis. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu Madaxweynaha Puntland oo furay Kalfadhiga 52-aad ee Golaha Wakiillada Puntland
(June 15, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa furay Kalfadhiga 52-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Madaxweynaha oo jeediyay khudbadiisa Dastuuriga ah, ayaa G
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|