Warar

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo soo gaaray dalka Jarmalka
(January 14, 2025)
Düsseldorf:-Madaxweyne ku Xigeenka Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor iyo weftigii uu hogaaminayey oo ku sugan dalka Jarmalka ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Xubno ka mid ah Baarlamaanka Dowlad gobol
Madaxweynaha Jubaland oo bogaadiyay howlgalada ka dhanka ah ISS ee ka socda Puntland
(January 13, 2025)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa si weyn u bogaadiyay howlgalada ka dhanka ah Argagixisada ee ka socda Puntland. Madaxweynaha ayaa adkeeyay ahmiyada ay leeda
Afhayeenka ciidamada Howlgalka Puntland ee Hilaac oo ka warbixiyey howl galka ka dhacay Buuraha Calmiskad [Video]
(January 13, 2025)
Boosaaso:-Ciidamadu waxay la wareegeen Taliskii ugu weynaa ee kooxdq argagixisadu iyadoona jabweyn loo gaystay" Afhayeenka ciidamada Howlgalka la dagaalanka Argagixisada Puntland. Gen. Maxamuud Maxam
Ciidanka Booliska Gobolka Mudug oo soo qabtay Burcad afduubay Markabka MV ABDALLA
(January 13, 2025)
Gaalkacyo:-Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Taliska Qaybta Gobolka Mudug ee magaalada Gaalkacyo, ayaa maanta ku guuleystay qabashada Cali Axmed Cali Shirwac, oo lagu eedeeyay inuu ahaa burcad b
Ciidamada Puntland oo saldhigyo hor leh ka qabsaday kooxda Daacish
(January 13, 2025)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya gobalka Bari ayaa sheegaya in ciidamada Difaaca Puntland ee wada howlgalada ka dhanka ah kooxda Mujrimiinta ee Daacish ay saaka burburiyeen talisyo kala duwan oo ay
Ciidamada Difaaca Puntland oo weli wada howgalada ka dhanka ah Aragagixisada Daacish
(January 11, 2025)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya gabalka Bari ayaa sheegaya in Ciidamada difaaca Puntland ay wadaan hhowlgalada ka dhanka ah ee Agagixisada Daacish kuwaas oo ka qabsaday ilaa 10 saldhig oo ay ku dh
Madaxweyne ku-xigeenka oo furay shirweynana horumarinta waddooyinka Puntland.
(January 9, 2025)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor ayaa caawa furay Shirweynaha horumarinta Waddooyinka Puntland, oo ah kii koowaad ee noociisa ah, Shirkan oo socon doon
War-Saxaafadeedka Golaha Wasiirada iyo go’aanka Dowladda Jubaland.
(January 9, 2025)
Kismaayo:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Jubaland mudane Cabdifataax Maxamed Mukhtaar ayaa warbaahinta u akhriyay war-saxaafadeed ay Dowlada soo saartay kadib shirkii Golaha Wasiirada maanta
Ciidamada dowladda Puntland oo uu isku soo dhiibay xubin ka tirsan ISIS/Daacish oo ka soo jeeda dalka Itoobiya
(January 9, 2025)
Boosaaso:-Ciidamada dowladda Puntland oo howl gal ka wada Buuraha Calmiskaad ee Gobolka bari ayaa waxaa isku soo dhiibay xubin ka mid ah Ajaanibta ISIS/Daacish, wuxuu u dhashay dalka Itoobiya, waxaa j
War saxaafadeedka Puntland iyo Galmudug ee laga soo saaray Colaadii Galbeedka Mudug.[Video]
(January 9, 2025)
Gaalkacyo:-Shirkii Mas’uuliyiinta labada Dawladood ee Galmudug iyo Puntland oo Gaalkacyo ka furmay January 05, 2025, loogana arrinsanayey sidii xal kama danbays ah looga gaari lahaa dirirta iyo cola

« Previous PageNext Page »