Wararka Caalamka

(December 16, 2016)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaraad iyo su,aalo Muhiima oo ku saabsan Mowliidka & Shubuhaadkiisa waxaana muxaadarada jeedinaya Sheekh Maxamuud Shible. Hoos ka Daawo Mowliidka &

(December 5, 2016)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa khudbadii jimce ee maanta ee Masjidka Abubakar Sadiiq ee magaalada Nairobi, khudbada oo uu soo jeediyay Sheekh Dr Aadan Sh Cali wuxuuna kaga hadlay Maraatibta Dii

(December 5, 2016)
Golaha dacwada ee albayaan wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehaladii iyo asxaabtii uu ka baxay Sh. Saciid Cali Cusmaan (Saciid qalinle) oo 3-12-2016 salaaddi maqribnimo kadib gaadmo lagu dilay maga

(November 6, 2016)
Nairobi:-Nadwo cilmiyeed xalay ka dhacday Masaajidka Abuu Bakar ee xaafadda Islii magaalada Nairobi ayaa waxaa looga hadlay Sunada iyo Booska ay ku leedahay diinta Islaamka waxaana nadwada ka qeyb gal Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq Sh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(October 23, 2016)
Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaana uu khudbadiisa uga hadlay Dhacdooyinkii ug

(October 8, 2016)
Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Axmed Nuur waxaana uu khudbadiisa uga hadlay Khushuuca Salaada. Ho Qasiidatu Abu al-Baqaa’ al-Randi fi Ratha’i al-Andalusi Sh Dr Cali Maxamed Saalix (Daawo)
(August 26, 2016)
Oslo:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Qasiidatu Abu al-Baqaa' al-Randi fi Ratha'i al-Andalusi waxaana si qoto dheer u sharxaya Sheekh Dr Dr Cali Maxamed Saalix . Hoos ka Daawo Qasiidatu Abu al-Baqaa'

(August 5, 2016)
Nairobi:-Waxaa lagu qabtay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya Siminaarkii looga hadlayey qaabka loo dhiso bulsho caafimaad qabta waxaana siminaarkaas soo qaban qaabiyey Musasada Isxaan . Simi Xukunka iyo Islaamka Sheekh C/naasir Xaji Abu Maxamed (Daawo)
(July 14, 2016)
Laascaanood:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa Muxaadaro qiimo badan oo uu Sheekh C/naasir Xaji uu ka jeediyey Nadwo Cilmiyeed ka socota magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool .Sheekh C/naasir Xaji

(July 9, 2016)
Laascaanood:-Waxaa xalay si rasmi ah uga bilaawday masjid Jaamica weyn ee magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool Nadwo cilmiyeed diin ah oo ka soo qayb galeen qaar ka mid ah culimo’udiinka So
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|