Ilaahay ducadii muslimiinta waa aqbalay, gacanku dhiigalayaashiina dulmigoodii waa muujiyey
(January 1, 2012)
Tobankii bisha muxaram ee sanadkan 1433, kuna beegnayda 05/12/2011, waxa ay ahayd maalin xanuun badan oo dhegaha soomaaliyeed mar keliya uu ku soo hoobtay war naxdin leh, oo dhiig ka da’ayo kaas oo
Nadwadii Ka Socatay Masjid Abubakar ee Seattle oo Si habsami leh u socoto (Daawo)
(January 1, 2012)
Seattle:-Waxaa si habsami leh uga socda Masjid Abubakar ee Seattle  Nadwo diini ah taas oo ay soo qeyb galeen culumo iyo ducaad ka kala yimid gobalada dalka Mareykanka waxaana ay ka jeediyeen Mutamar
Madaxweyna DFKM Shariif Sheekh Axmed oo shir jaraa’id ku qabatay Muqdisho
(January 1, 2012)
Muqdisho:-MadaxweynaDFKM Shariif Sh. Axmed ayaa goor dhowayd ku qabtay xarunta Madax tooyada shir jaraa’id oo uu uga hadlay arrimo tiro badan kuwaas oo ay ugu horeeyaan dagaalada ka dhacay magaalada
Abwaan Dahir Maxamed Nuur oo Tiriyay Gabay uu ugu Magac daray “ALLA BARI” (Dhageyso.)
(January 1, 2012)
Minisota:-Abwaan Dahir Maxamed Nuur oo ah Abwaan soomaliyeed kuna dhaqan Wadamada qurbaha ayaan waxaan ka duubnay gabay uu curiyay oo uu ugu magac daray alla bari,waxaa uuabwaanka uga hadlayaa gabayga
Dr Saadiq Eenoow oo wacdi ka jeediyey masjidka Ibnu Cutheymiin ee magaalada Leicester
(January 1, 2012)
Leicester :-Waxaa maanta oo ay Sabti aheyd 31/12/2011 lagu qabtay masaajidka Ibnu Cutheymiin ee magaalada Leicester Muxaadaro qayim oo ka hadleysay midnimada iyo sidi loo soo celin lahaa Soomaali nima
Haddii ay caddaatay in al shabaab sheekh Dr Axmed dileen W/Q: Xasan Cali Maxamed
(January 1, 2012)
Boosaaso:-Dr Axmed waxaa lagu dilay Bosaaso 5/12/11 isaga oo kasoo baxay masajid gurigiisa daris la ah kuna soo tukaday saladdii subax, markii la maqlay dilka sheekha dad badani waa rumaysan waayeen,
Shabaab ma tahay Xukuumad Sharciya oo matasha shacabka Soomaaliyeed ?
(January 1, 2012)
Inta aanan kajawaabin iswaydiintaas waxaa haboon in aan dib ufiirino dowladii nabi muxamed  uu kadhisay madiina markii uu yimid iyo  tiirarkii ay kutaagnayd  iyo khulafadii kadanbaysay si aad go’