Dhaqanka Islaamka W/Q Shiikh Axmed Cabdisamad
(January 27, 2012)
Qoraalkan waa khulaasadii dowro ka hadlaysa dhaqanka islaamka  oo Jaamacadda Bariga Afrika ay xagaagii 2010 siiyey macalli miinta dugsiyada sare ee magaalooyinka Gaalkacyo, Garoowe, Qardho iyo Boosaa
Xilibaan ka tirsan Golaha Baarlamaanka Puntlland oo lagu dilay degmada Baargaal.
(January 27, 2012)
Bargaal:Waxaa galabta lagu dilay Allaha u naxariistee degmada Baargaal ee Gobolka Bari Xildhibaan  ka tirsan Golaha wakiilada ee Puntlland xili ay rasaas ku fureen gaari uu saarnaa ka dib markii ay m
Dadkii ku dhaawacmay dagaalkii shalay ka dhacay Buuhoodle oo la keenay Gaalkacyo
(January 27, 2012)
Buuhoodle:-Waxaa saaka laga dareemayaa deganaasho aan cago badan ku taagnay degaanka Sool-joogto oo shalay uu ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidanka S/lland iyo ciidanka degaanka Buuhoodle ee taageersan