BBC-da oo waraysi la yeelatay madaxa Shirkada Afrikan Oil ee shidaalka ka baaraysa Puntlland [Daawo]

January 23, 2012 - Written by

London:-Idaacada BBC-da qaybteeda Afka Ingriiska ayaa waxaa ay waraysi gaar ah la yeelatay Madaxa Shir kadda Afrika Oil Keith Hill iyagoo ka xog waraystay Shidaalka laga hellay Dooxadda Dharoore ee Puntlland, idaacadaha iyo wargeyada caalamaka ayaa Usbuucii la soo dhaafay waxaa ay ka hadlayeen Shidaal ka laga qodayo ceel u yaal Dooxadda Dharoor ee Gobolka Bari

Dadweynaha Soomaaliyeed ayaa u dhaga taagaya soo saarida shidaalka halka waxgaradka iyo siyaasiyiinta ay mid walba si gooni ah u qaadaadhigayaan qaabka loo qeybsa doono shidaalka iyo heshiiska lala galay shirkadaha soo saaraya shidaalka.

Hoos ka Dhagayso Waraysigii Madaxa Shirkada Afrikan Oil Keith Hill ay Idaacada BBC-du la yeelatay

 Source BBC

Leave a comment

*

Archives
January 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online