Muxaadaraadkii shalay ay culimadu ka jeediyeen Mutamarkii Islaamiga ahaa ee ka dhacay magaalada Portelizabeth (Dhagayso)

January 4, 2012 - Written by

Portelizabeth:-Waxaa wili ku sugan magaalada Portelizabeth  ee dalka south Afrika culumadii Nadwada diiniga  ahayd ka waday Magaalooyinka Johannesburg,Captown waxayna maanta muxaadarooyin kala duwan ay u jeedsheen jaaliyada Soomaaliyeed ee degan magaalada Portelizabeth  waxaana darsigii koowaad galay Sheekh Maxamed Cabdi Umal.

Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu muxaadaradiisa uga hadlay Ilaalinta Dhiiga Muslinka iyo xurmada uu leeyahay qofka Muslinka isaga oo Sheekha soo sardiyey xujooyin badan waxaana ay ahayd muxaadaradii maanta mid aad u kulul oo uu Sheekha daboolka kaga qaaday kuwa dhiiga Muslinka ah maaro looga la,yahay iyo halka ay ka soo biyo cabeen.

Hoos ka Dhagayso Muxaadaradii Sh Umal ee Ilaalinta Dhiiga Muslinka ah

[audio:http://www.masjidshaafici.com/audio/nadwoSouthAfrica/ilaalinta_dhiiga.mp3].

Halkaan ka rogo muxaadarada

[nggallery id=75]
Dadweynaha Dhageysanayey Muxaadarada Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa ay si weyn ay ugu riyaaqeen sida wanaagsan ee uu sheekh Maxamed Cabdi Umal u bayaaniyey khatarta ay leedahay in la daadiyo dhiiga Muslinka.

Muxaadarada labaad ayaa waxaa jeediyey Sheekh Cali Wajiis waxaana uu ka hadlay sifaadka xusnul Khitaam haddii alle idmo.

Hoos ka Dhagayso Muxaadarad Sh Cali Wajiis ee sifaadka xusnul Khitaam

[audio:http://www.masjidshaafici.com/audio/nadwoSouthAfrica/tilmaamahakhaatumad.mp3]

Halkaan ka rogo muxaadarada

Culumada ka qeyb gashay Mutamarka ka socda magaalada   Portelizabeth  waxay kala yihiin.

1-Sheekh Maxamed Cabdi Umal.
2-Sheekh Maxamuud Shible.
3-Sheekh Mustafe Xaaji Ismail.
4-Sheekh Cali Maxamuud Xassan
5-Sheekh Dr.Ahmed Daahir Aweys

Halkan Ka Dhageyso Muxaadarooyinkii ay culumada ka jeedsheen magaalada Johannesburg

Halkan Ka Dhageyso Muxaadarooyinkii ay culumada ka jeedsheen Magaalada Portelizabeth

Halgan.net ayaa idiin soo gudbin doonta hadii alle idmo muxaadarada Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo Sheekh Cali Wajis hadii alle idmo .

Halgan.net
Rustenburg

Leave a comment

Archives
January 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online