Daawenta Muragadda iyo Buufiska Sheekh Mustafe Xaaji Ismail (Daawo Maqal iyo Muuqal)
January 28, 2012 - Written byCap-town:-Waxaan halkan idiinku soo gudbineynaa muxaadaro uu Sheekh Mustafe Xaji Ismail uu ka jeedshay magaalada Cap-town ee dalka South Afrika waxaana uu Sheekha si fiicab uga hadlay Daawenta Muragadda iyo Buufiska oo ah cudurka halaagay inta badan gaalada iyada oo xiliyada danbe uu noqday cudúr ku dhaca Muslimiinta ka fogaada nimcada Islaamka iyo diinta alle.
Hoos Ka Dhageyso Daawenta Muragadda Sheekh Mustafe Xaji Ismail
Halgan.net

.gif)

