Dagaalka ka socda dalka Soomaaliya iyo isgaaleysiinta iyo Culimada wax laga weydiiyey (Daawo)
January 9, 2012 - Written byDagaalka Ka Socda Soomaaliya Iyo Isgaaleysiinta – Culumada Soomaaliyeed maxey ka yiraahdeen? Kulankaan ayaa waxaa ka qayb´qaadanay culimo ay ka mid yihiin Dr Cabdirizaaq Takar , Sh Bashiir Shiil , Sh Maxamed Idirs iyo Shiikh Cismaan Usuuli ka faaiidaysi wacan.
Source Universal tv

.gif)

