Xaggee ku Jirtaa xalka Mushkiladda Soomaalia Sh.Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
January 26, 2012 - Written byCap-town:-Waxaana caawa idiin soo gudbineynaa muxaadaro uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal Ka jeedshay Mutamarkii lagu qabtay dalka South Afrika oo ay ka geyb galeen culumo dhowr ah Muxaadaradan ayaa waxay si gaar ah uga hadleysaa halka uu ku jiro xalka Muskilada dalka Soomaaliya oo uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal si wanaagsan uga hadlay.
Halgan.net ayaa horey u gudbisay muxaadaraadkii ay culumada ka jeedsheen Mutamarka South afrika hoos ka daawo Muxaadarada Sheekh Umal xafidahulaah.
Halgan.net

.gif)

