Ciidamada DFKM iyo kuwa Raaskambooni oo dib u qabsaday deegaanka Diif

March 4, 2012 - Written by

Kismaayo:-Dagaal rogaal celin ah oo ay ku soo qaadeen deegaanka Diif Ciidamada DFKM iyo Raaskambooni ayey dib ula wareeggeen galabta Diif sida ay xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah waxaan dib hawada ugu soo noqday Isgaarsiintii.

Ciidamada DFKM iyo kuwa Raaskambooni ayaa waxaa ay taageero ka heleen ciidanka dowlada Kenya kuwaas oo diyaarado iyo Madaafiic ku caawinayey ciidamada huwanta ee galabta dib u qabsaday deegaanka Diif .

Col.Xasan Maqtal oo ka mid ah saraakiisha ciidanka DFKM ayaa warbaahinta u sheegay in ay dib u qabsadeen deegaanka Diif ee gobalka J/hoose

Deegaanka Diif ayaa waxaa uu yahay deegaan istaraatiiji ah kaas oo xakameyn kara isku socodka xadka Kenya iyo Soomaaliya.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online