Wareysi Idaacada VOA ay la yeelatay Clive Dennis

March 29, 2012 - Written by

Muqdisho:-Nin wata baasaboorka Birtain oo ay shalay ciidamada amniga ee dawladda Soomaaliya ku qabteen garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ayaa beeniyey inuu  doonayey inuu ku biiro ururka Al-Qaacida.

Waxa uu sheegay inuu doonayey oo keliya inuu ka garab dhowaado Muslimiin madow ah. Waraysi lagula yeeshay garoonka diyaaradaha oo soo gaadhay idaacadda VOA ayuu kaga hadlay dhibaatooyin uu sheegay inay haystaan Musliminta ku nool magaalada London.

Ninkaasi oo magaciisa ku qoran baasaboorka uu yahay Clive Dennis ayaa sheegay in magaciisa Islaamka uu yahay Kariim Cabdalla.

Wareysiga oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.



VOA

Leave a comment

*

Archives
March 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online