Darsigii maanta Taariikhda Firqada Al-baabiya Aw Bahaa’ya Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax.[Daawo Video]
(November 23, 2012)
Oslo:-Shiikh.Dr Cali Maxamed Saalax ayaa maanta halkii ka sii waday kitaabkii Mowsuucada ee ka hadlayey taariikhda xarakaad ka iyo Madaahibta waxaana uu maanta si faahfaahsan uga hadlay allaha dhowree
Wararkii Ugu danbeeyey oo naga soo gaaraya Qardho ee xarunta gobalka Karkaar
(November 23, 2012)
Qardho:-Madaxweynaha Dowlada Puntland iyo wafdi uu horkacayo ayaa soo gaaray saaka magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar wuxuuna  kulamo kula leeyahay magaalada Qardho waxgaradka iyo masuuliin