Madaxweyne Xassan Sheekh oo soo dhaweeyey Ansixinta Golaha Xukuumadda

November 13, 2012 - Written by

Mogadishu:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Xasan Sh.Maxamuud ayaa soo dhoweyey  taallaabdii  maanta Golaha Baarlamaanku  ku ansixiyey  Xukuumadda cusub ee uu soo dhisay Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shir doon.Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  ayaa aad uga mahad-naqay Baarlamaanka sida ay codka kalsoonida u siiyeen Xukuumada cusub “Tani waxay muujineysaa kalsoonida ay nagu qabaan Baarlmaanka sharafta leh iyo Shacabka ay matalaan, waana ku kalsoonaa oo waan ka filaynay sidan iyo si ka wanaagsan” ayuu yiri Madaxweynuhu.

Sidoo kale  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh  Maxamuud ayaa ugu baaqay Xubnaha Cusub ee Golaha Wasiiradda ee maanta la ansixiyey inay si deg deg ah howlahii loo igmaday uga shaqa galaan. Ugu dambeyntii  Madaxweynaha wuxuu ka codsaday  Baar lamaanka iyo Shacabka Soomaaliyeed inay la shaqeeyaan  Xukuumadda cusub  “  Shaqsiyaadkaasi masuuliyadda loo dhiibay maaha in howshu  qaran  faraha looga qaado , dhammaan sida aan u dhan-nahay waa in aan la shaqeynaa, ayuu yiri Madaxweynahuhu.

–  Dhamaad –

Xafiiska Warfaafinta

Madaxtooyada

Moqdishu,Somalia,

media@presidency.gov.so

Leave a comment

*

Archives
November 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online