R/W DFS oo kulan la qaatay Madaxweynaha iyo Raisulwasaaraha dalka Yemen
(September 9, 2013)
Yemen:-Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon”Saacid” ayaa magaaladda Sanca ee dalka Yemen kula kulmay Madaxweynaha dalka Yemen Mudane Cabdu Rabbuh Mansur iyo Ra’isul Wasaar
Tartanka Qandaraaska Garoonka Diyaaradda Bosaaso oo lagu dhawaaqay.
(September 9, 2013)
Boosaaso:-Waxaa shalay si rasmi ah loogu dhawaaqay tartanka Qandaraaska Garoonka Diyaaradda ee magaalada Bosaaso ee xarunta gobalka Bari. Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabisaln qan darasyada "UNOPS"ay
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray magaalada Jowhar.
(September 9, 2013)
Jowhar:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow safar dhinaca dhulka ah ku gaaray degmada Balcad isaga oo ku sii jeeda magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabellaha Dhexe. Madax wey nah
Sh.Yuusuf C/Casiis oo loo doortay gudoomiyaha Golaheeda aasaasayaasha Jaamacada Bariga Afrika
(September 9, 2013)
Boosaaso:-Jaamacada Bariga Afrika Golaheeda aasayaasha ayaa waxaa loo magacaabay Sheekh Yuusuf Cabdi Casiis ka dib markii ay kulan isigu yimaadeen madaxada kala duwan ee jaamacada Bariga Afrika.Kulank
R/Wasaaraha DFS oo booqasho ku tagay Magaaladda Sanca ee Dalka Yemen[Warsaxaafadeed]
(September 9, 2013)
Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdigiisa ayaa  booqasho rasmi ah ku yimid caawa dalka Yemen, waxaana si weyn ugu soo dhoweeyay garoonka magaaladda Sanca Mas’uuliyiin ka socday Dawladda Yemen
Machadu-Dacwa oo shaaciyey dadkii ku guuleystay tartan diini ah
(September 9, 2013)
Hargeysa:-Waxa uu Machadka Caanka ah ee Al-dacwa oo ah machad ku caan ah dhex dhexaad iyo manhaj hufan laguna barto Culuumta diiniga ah iyo luqada carabiga , uu qabtay Tartan diini ah waxaanay noqonay
Waxa aad arkayso waa jacayl!!!.W/Q Sh Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur
(September 9, 2013)
Oraahdaan waa oraah laga soo sheegay Dhidar, Dhidarku waa bahal ariga aad u laaya, tiro ari ah ayuu ku soo baxaa, arigu markuu bahalkaas indhaha ka qaado ayuu didmo dhug yiraahdaa, Dhidarkuna waa cayr