Nabadoon caawa lagu dilay degmada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan
(September 11, 2013)
Beledweyne:-Wararka caawa naga soo gaaraya degmada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in caawa Rag bastoolado ku hubeysan ay ku dilay magaalada Beledweyne nabaddoon Xuseen Macallin Ma
War-murtiyeed ka dhan ah Al-shabaab oo laga soo saaray Shirweyne ka socday Muqdisho.[Akhriso]
(September 11, 2013)
Muqdisho:-Shirweynaha looga hadlayay xal u helidda mushkiladda xadgudubka diineed oo socday mudo dhan 5 cisho ah ayaan maanta waxaa lagu soo afmeeray magaalada Muqdisho, shirka inta uu socday ayaa wax
Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyey Shirka ka hortaga Burcad badeeda ee ka furmay Dubai
(September 11, 2013)
Dubai:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta qudbad ka jeeediyey furitaanka shirka ka hortaga Burcad Badeed oo maanta ka furmay magaalada Dubai ee
Ra’iisul wasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo Muqdisho ku soo laabtay
(September 11, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul wasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdigii uu horkacayo ayaa goordhow dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho kadib markii uu socdaal shaqo ku soo maray wadamada Jabuu
Ciidanka maamulka KMG ee Jubba oo howlgalo ka sameeyey Kismaayo
(September 11, 2013)
Kismaayo:-Ciidanka maamulka KMG eee Jubba ayaa xalay ilaa saaka howlgalo ka sameeyey gudaha magaalada Kismaayo waxaana howlgalada lagu soo qabtay rag lagu eedeeyey in ay amaan xumo ka wadeen gudaha ma
Culumada Beenta Lala Daba Galay Yay Dani Ugu Jirtaa? W/Q Cubtan Yuusuf
(September 11, 2013)
Mecca:-Marka hore Allaah baan ku mahadinayaa, marka xiggana Nabigaan ku sallinayaa صلى الله عليه وسلم intaa ka dib, su’aasha kor ku xusaan jawaabteeda qof walba oo caqiida saxiix ah i
Islaamnimada Soomaalida yaa diidan? W/Q Sh Axmed Cabdisamad
(September 11, 2013)
Soomaalidu waa muslimiin 100%, dalka Soomaaliya-na kama jiraan diimo aan ahayn tan islaamka. Ninkii isagu gaalooba oo diinta islaamka ka riddoobana xaqiiqadaas waxba ka badali karo.Arrintaasna waxay k
Dalalka Soomaaliya iyo Yeman oo maanta Heshiis Iskaashi ah kala saxiixday
(September 11, 2013)
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta Heshiis-iskaashi ah waxay magaaladda Sanca kula Saxiixatay Dawladda Yemen,kadib kulammo maalmihii lasoo dhaafay ay lahaayeen Mas’uuliyiinta labadda Dawladood oo looga