Nadwo diini ah oo ka socotay Masjidka Rowda ee Boosaaso oo gashay Habeenkii 3aad.[Masawiro]
(April 16, 2014)
Boosaaso:-Habeenkii Talaadada ayay ahayd markii Markazka Al-Rawda ee Magaalada Bosaaso ay ka bilaabatay Nadwadii 12aad ee lagu qabto Magaalada Bosaaso, iyadoona caawa gashay habeenkeedii 3aad , waxaan
R.W. oo dardaaran u jeediyay ciidamo tababar ku qaadanaya magaalada Kismaayo (Masawiro)
(April 16, 2014)
Kismaayo:-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ku booqday xero tababar uga soconayay ciidamo ka tirsan maamulka Jubba, waxaana Ra'iisul
Xubnaha cusub ee Golaha deegaanka Gaalkacyo oo la magacaabay lana dhaariyey (Masawiro)
(April 16, 2014)
Gaalkacyo:-Magaalada Gaalkacayo ee xarunta Gobolka Mudug ee Dawladda Puntland waxaa galabta lagu dhaariyey xildhibaanada cusub ee Golaha Deegaanka ee degmadaasi oo ka kooban 27-xildhibaan. Madasha lag
Masjidka Dar Al-qalam oo ku soo biiray Golaha Imaamyada Waqooyiga Maraykanka.[Masawiro]
(April 16, 2014)
Minnieapolis: Maalinkii Sabtida ahayd April 12, 2014, xaflad wayn ayaa ka dhacday xafiiska Golaha Imaamyadda W/Ameerika ee Minneapolis. Xafladaas oo looga gol lahaa masajid cusub oo kusoo biiraya gola
Muxaadaradii uu xalay Nadwada uu ka jeediyey Sh.Maxamuud Maxamed Xaliike.[Dhagayso]
(April 16, 2014)
Boosaaso:-Nadwo cilmiyeedkii ka socotay magaalada Boosaaso gaar ahaan Majidka weyn  Al-Rowda ayaa xalay waxaa ay gashay habeenkii labaad waxaan muxaadarada jeediyey  Sh.Maxamuud Maxamed Xaliike waxa
Ciidanka S/land oo ka baxay degmada Taleex una jihaystay dhinac magaalada Laascaanood
(April 16, 2014)
Taleex:-War hordhac ah oo dhawaan soo gaaray warqabadka Halgan.net ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan  S/land oo shalay  qabsaday Taleex ay saaka ka baxeen iyagoo u jihaystay dhinac magaalada Laascaa
Ergaygga Qaramaada Midoobay oo ku baaqay in dulqaad iyo Xasilooni laga muujiyo arrimaha Gobolka Sool.
(April 16, 2014)
Muqdisho, 16 April 2014 - Ergaygga Gaarka ah ee Qaramadda Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya, Nikolas Kay ayaa dareen ka muujiyay shaqaaqadda ka dhexdhalatay ciidamo ka socda Soomaaliland iyo ku