Qarax caawa ka dhacay Xaafada Islii ee magaalada Nairobi [Video]
(April 23, 2014)
Nairobi:-Qaraxa ayaa la sheegayaa in loo adeegsaday gaari, waxaana uu ka dhacay saldhigga Bangani, ee ay aadka u taqaano Soomaalida magaalada Nairobi. Wararka ilaa iyo hadda soo baxaya ayaa sheegay
Xiriirka ka dhexeyn kara Waalidka iyo Ubadkooda Sh.Mustafe Abu Rowda [Video]
(April 23, 2014)
Denmark:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaro uu jeediyey  Sheekh Mustafa waxaana kulanka lagu qabtay  Masaajidka Soomalida ee Silkeborg (Jylland) Denmark. Sheekha ayaa waxaa uu muxaadaradiisa uu
Duqa cusub ee magaalada Gaalkacyo oo xilka la wareegay (Masawiro)
(April 23, 2014)
Gaalkacyo:-Waxaa maanta xaflad ka dhacday Madaxtooyada magaalada Gaalkacyo si rasmi ah xilkii Duqa  degmada Gaalkacyo ula wareegay Cabdicasiis Jaamac Guuleed isagoo xilkaas kala wareegay Duqii hore e
Ciidanka DFS iyo AMISOM oo sheegtay la wareegista deegaanka Ceyn
(April 23, 2014)
Hiiraan:-Wararka ka imaanaya gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta ay ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM ay duulaan ku qaadeen deegaanka Ceyn oo 36 km dhinaca waqooyi-bari uga beegan degmada Buulo-burte
Sida Qur’aanku u daaweeyey cudurada qalbiga Sh.Cabdiweli [Video]
(April 23, 2014)
Finland:-Sh.Cabdiweli Sh Maxamed Xaaji Yusuf oo ah Imaamka iyo khadiibka Masjidka Alhudaa Helsinki ee dalka Finland ayaa waxaa uu jeediyey muxaadaro aad u qiimo badan oo cinwaankeedu yahay Sida Qur'aa
Ra’iisul Wasaare DFS oo maanta dhagax dhigay dugsiga tababarka duulimaadyada (Masawiro)
(April 23, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheikh Axmed Maxamed, oo ay weheliyaan Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka, Wasiirka Maaliyadda, Wasiir Ku-xigeen
Daacish VS Al-Qaacida W/Q C/Casiis Maxamed
(April 23, 2014)
Qof kasta oo Muslin ah lana socda xaalada Caalamu Islaami iyo dagaalada ka socda Shaam iyo dhibaatada ay ka geysteen kooxda Khawaarijta ah ee Daacish waxaa si fiican ugu muuqda qalooca iyo Inxiraafka