Booqo Mareegta Rasmiga ah ee Sh Maxamed Cali Gadhle
(April 29, 2014)
Hargeysa:-Sh Maxamed Cali Gadhle waxaa uu ka mid yahay culimada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Hargeysa, Sh Maxamed Gadhle ayaa waxaa uu duubay ama akhriyey kutub badan oo Fiqi ah oo dad badan ay k
Kenya oo Qunsul cusub u soo dirtay magaalada Kismaayo (Masawiro)
(April 29, 2014)
Kismaayo:-Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa sheegaya in dowlada Kenya ay maanta qunsul cusub u soo magacaawday maamulka KMG ah ee Jubba waxaana wafdiga ku soo dhaw
Madaxweynaha Juba oo la kulmay wafdi ka socda dowladda Britain (Masawiro)
(April 29, 2014)
Kismaayo:-Wafdi uu horkacayo Safiirka  dowladda Britain u fadhiya Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose  Mr.Neil Wigan Safiirka dolwada Bitain ayaa waxaa ku soo
Abu Qataada Al-Falastiini oo Daacish ku tilmaamay in ay yihiin Khawaarij (Akhriso)
(April 29, 2014)
Suuriya :-Abu Qataada Al-Falastiini oo ka mid ah wadaada aadka ula dhacsanaa  Ururka Al-Qacida  iyo kooxaha la fikirka ah ayaa waxaa uu qorey Risaalo cusub waxaana uu aad uga hadlay xaalada Suuriya
Ciidanka Puntland oo gacanta ku dhigay Xubno ka tirsan Al-shabaab oo qarax ay dhigayeen uu ka fashilmay.[Cod/Masawiro]
(April 29, 2014)
Boosaaso:-Ciidanka amniga Puntland ee Boosaaso ayaa waxaa ay saaka saxaafadda u soo bandhigeen dhalinyaro gaaraya ilaa 13 kuwaas oo ay ciidanku ku eedeeyeen in ay wax ka abaabulayeen qarax fashilmay o