120 Arday oo ka qalin Jebiyey D/Hoose Dhexe ee Imaamu Shaafici ee Laascaanood[Masawiro]
(October 31, 2014)
Laascaanood:-Waxaa Xaflad wayn oo heer sare ah lagu qabtey Dugsiga Hoose Dhexe ee Imaamu Shaafici ee  Magaalada Laascaanod ee xarunta Gobolka Sool  ,Xafladaan ayaa waxaa lagu Sagootinayey 120 Arday
Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya Sh Maxamuud Shibli.[Dhagayso]
(October 31, 2014)
Nairobi:-Waxaan idin soo gudbinaynaa khudbadii jimcaha oo Sheekh. Maxamuud Shibli uu ka jeediyay masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi, khudbada maanta ayaa waxa uu sheekhu ooga hadlay fadliga bish
Meydka Taliyihii ciidanka Booliska ee DFS oo Nairobi loo qaaday
(October 31, 2014)
Muqdisho:-Alle ha u naxariistee waxaa dhawaan loo qaaday magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya meydkii Taliyihii Ciidamada Booliska dowladda federaalka Soomaaliyeed Gen Maxamed Sh.Xassan ismaacii
Sh Maxamed Macalin iyo wafdi culimo ah oo gaaray degmada Galdogob.[Masawiro]
(October 31, 2014)
Galdogob:-Waxaa shalay gaaray degmada Galdogob ee gobolka Mudug wafdi culimo ah oo uu hogaami nayo Sh Maxamed Macalin oo ka mid ah culimada ugu caabsan deegaanada Puntland iyo Soomaaliyaba, wafdiga ay
Madaxweynaha DFS oo ka tacsiyeeyey geeridii Taliyihii Ciidamadda Booliiska.
(October 31, 2014)
Abu Dubai- October 30, 2014- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka tacsiyeeyey geeridii Allaah ha u naxariistee Taliyahii Ciidanka Booliska Soomaaliye
Shirweynihii UAE Counter-Piracy Conference 2014 oo soo Gebageboobay Iyo Madaxweynaha PL oo Khudbad ka Jeediyey.[Masawiro]
(October 30, 2014)
Dubia:-Madaxweynaha dawlada Puntland Dr. Abdiweli Mohamed Ali Gaas ayaa kulankii labaad maanta ka qayb galay shirweynihii UAE Counter-Piracy Conference 2014 ee ka furmay shalay duhurkii Hotelka weyn e
Raisulwasaare Cabdiweli Sh oo Ka tacsi u diray Ehelada taliyihii Booliska DFS
(October 30, 2014)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa ka tacsiyeeyey geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaah u naxariistee Taliyihii Ciidamadda Booliska
Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS oo ka tacsiyeeyey geerida Taliyihii ciidanka Booliska
(October 30, 2014)
Muqdisho:-Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna ku simaha Madaxweynaha Dalka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka tacsiyadeeyey geerida ku timid Allaha u naxari
Taliyihii ciidanka Booliska DFS Gen.Maxamed Sh Xassan Ismail oo geeriyooday
(October 30, 2014)
Muqdisho:-Waxaa dhawaan ku geeriyooday magaalada Muqdisho Taliyihii ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliyeed, Gen.Maxamed Sh.Xassan Ismaaciil. Geerida Taliyaha Ciidanka Booliska Dowladda Fed
Wasiirka Arrimaha Dibadda Dr. Beileh oo Dubai kaga qeybgalay Shirka Burcad badeedka.[Masawiro]
(October 30, 2014)
Dubai, October 30, 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa  muujiyay in dalkiisu u baahan yahay taageero caalami ah oo suuragelin kara

Next Page »