Milkiilaha makhaayadda Aroma Cafe oo wareysi siiyey VOA [Dhagayso]
(October 13, 2014)
Muqdisho:-Milkiilaha makhaayadda Aroma Cafe ee qaraxyada lala beegsadey Daud Mohamed Maalin ayaa ka warbixiyey khasaaraha ka dhashay qaraxii lala beegsaday makhaayadda Aroma Cafe oo ay ilaa haatan ku
Soo dhaweyntii Qardho loogu sameeyey Ra’iisul wasaaraha DFS.[Masawiro]
(October 13, 2014)
Qardho:-Waxaa maanta magaalada Qardho soo gaaray wefdi balaaran oo hogaaminayo Ra’iisal wasaaraha Somalia C/weli Shiikh iyo Madaxweynaha Dowladda Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas,wefdigaani ayaa wa
Wakiilka gaar ah QM ugu qaabilsan arimaha Soomaaliya oo gaaray Garoowe
(October 13, 2014)
Garoowe:-Wakiilka gaar ah Qaramada Midoobay ugu qaabilsan arimaha Soomaaliya Nicholas Kay iyo wafdi uu horkacayo ayaa goor dhowayd soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland. Danjire
Maxkamada Ciidamada Puntland oo xukun kala duwan riday (Masawiro)
(October 13, 2014)
Boosaaso:-Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa maanta waxay xukun kala duwan ku riday  Lix qof oo lagu eedeeyey in ay Al-Shabaab ka tirsan yihiin dadka la horkeenay maxkamada ayaa waxaa
Musasat Al-Bayaan oo siminaar ugu qabatay arday Johannesberg.(Masawiro)
(October 13, 2014)
Johannesberg:-Waxaa maanta lagu qabtay magaalada Johannesburg gaar ahaan hoolka shirarka cusub ee hotel nuura siminaar socday 1 maalin, siminaarkan oo loo qabtay ardayda dugsiyada sare ee soomaalida a
Ra’iisul wasaaraha DFS oo si weyn loogu soo dhaweeyey Qardho[Dhagayso]
(October 13, 2014)
Qardho:- Ra’iisal wasaaraha DFS Dr. C/weli Sheekh.Axmed Maxamed iyo Madaxweynaha Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali ayaa maanta gaaray magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar. Masuulyiinta Gobolka
Wakiilka gaarka ah ee urur goballeedka IGAD ee Somalia oo gaaray Garoowe
(October 13, 2014)
Garoowe:-Waxaa dhawaan soo gaaray magaalada Garoowe ee xaruta dowladda Puntland wafdi uu hogaaminayo wakiilka gaarka ah ee urur gobaleedka IGAD ee Somalia  Maxamed Cabdi Afey. Wafdiga wakiilka gaarka
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo saaka u ambabaxay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar.
(October 13, 2014)
Qardho:-Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya C/weli Sh.Axmed iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa saaka u ambabaxay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar. Safarka wafdiga Ra’iisul
Madaxweynaha Puntland iyo Ra’isulwaare DFS oo booqday JBA iyo PSU.[Masawiro]
(October 13, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Ra'iisal Wasaaraha Dalka Soomaaliya Cabdiweli Shiikh oo Booqday Xarunta Wasaarada Waxbarashada Puntland Jaamacadaha Bariga Af