Gudigii Abaaraha Gobolka Gedo ee Koofur Afrika oo xaflad Mahadnaq ah qabtay[Masawiro]
(October 17, 2014)
Waxaa caawa oo khamiis ah bishana ay tahay 16/10/14 bacdal maqrib ku qabtay xaflad magaalada Johannesburg gaar ahaan Hotel Nuura gudigii abaaraha gobolka Gedo, xafladaan oo ku saabsaneed mahadnaqa all
Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq Sh Maxamed Cabdi Umal(Daawo)
(October 17, 2014)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii jimacaha ee Masjidka Abu bakar Sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana khudbada maanta jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah wuxuuna sheekha khudb
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-hidaaya Sh.C/qaadir Boobe.[Dhageyso]
(October 17, 2014)
Nairobi:-Sh. C/qaadir Boobe oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nariobi ayaa khudbadii Jimcaha ee maanta uga hadlay daawaynta qalbiga isagoo ku waani yey dadweynihii Khubadii Jimca
Madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtay
(October 17, 2014)
Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, iyo wafdigii uu hoggaaminaayay ayaa maanta dalka ku soo laabtay, ka dib markii uu booqasho saddex maalmoo
Wadaadadda Soomaalida iyo Siyaasadda W/Q Sh.C/baasid Sh.Ibraahim
(October 17, 2014)
Manchester:-Wuxuu yiri ( Wadaadow waxaa fiican inaad iska hilmaantaan Damacaan siyaasadeed ee aydaan qaadi karin , sababtoo ah waxaad ku hungowdeen inaad si fiican u maamushaan Ururadii Diiniga ah ee
Mu’assada Al-minhaaj iyo Jumciyada Shaaariqa Al kahayriya oo 1060 Qof uqaybshay lacag Sako ah.[Masawiro]
(October 17, 2014)
Garoowe:-Dadkaan Danyarta iyo Fuqurada Isugu jirta oo laga soo aruuriyey Xaafaddaha iyo Goobaha Barakacayaasha ku yaala magaalada Garoowe oo ay tiradoodu gaarayso 1060 Qof ayaa waxaa maanta loo qaybiy