Mar kale iyo Buuga loogu magac daray Xadka Riddada Qaybta 3aad
(October 19, 2014)
Mar Kale iyo Buuga Loogu Magac Daray Xadka Riddada (3) Cabdi Siciid wuxuu Qoray Sidatan: ((Axaadiista nebiga (SCW) carrabka loogu tiro ee aan har iyo habeen maqalno waxaa ka mid ah kuwa oranaya: " See
Sh. Cabdi-Rashiid Sh.Cali Suufi: Xagee lagu iibiya sacaadada?
(October 19, 2014)
Qatar:-Qaariga Soomaaliyeed, Sh. Cabdi-Rashiid Sheekh Cali Suufi ayaa xalay 17-10-2014 ujeediyey jaaliyada Soomaaliyeed ee wadanka Qatar muxaadaro aad loo wada sugayaayey oo cinwaankeedu ahaa ‘Aayad
Asbaabta Janada lagu galo Shiikh Cali Aadam Cali Mua’adin [Daawo Video]
(October 19, 2014)
Laascaanood:-Waxaan idiinku soo gudbineynaa maanta Muxaadaro qiimo badan oo uu ka Jeeediyey Masjidka Weyn ee Al-huda magaalada Lascaanood Sh.Cali Aadam Dalmar (Cali Mu'addin) oo ka mid ah Culimada Gob
Ambassador Maman S. Sidikou oo ka hadlay Banaanbax ka dhacay B/weyne
(October 19, 2014)
Hiiraan:-Wakiilka Midawga Afrika u qaabilsan Somalia Ambassador Maman S. Sidikou ayaa sheegay inuu ka xumaaday wararka ka imanaya gobolka Hiiraan kuwaas oo sheegaya in koox hubaysani ay weerareen isla
Madaxweynaha Jubba Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyey Raaskaambooni
(October 19, 2014)
Kismaayo:-Madaxweynaha Jubba Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey degmada Raaskaambooni ee Gobalka Jubada hoose. Madaxweynaha maamulka Juba ayaa waxaa socdaa
Raadraaca fufka fikradaha sheelan ee Buuga “Xadka Riddada maxaa ka run ah
(October 19, 2014)
Horudhac:-Mar aan tagay asbuuci hore magaala London ayaa waxaan la kulamay goob lagu iibinayo Buuga “Xadka Riddada maxaa ka run ah” ee uu qoray Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil. Waxaan aqriyay buugii,