Puntland oo soo dhaweysay Ra’iisul wasaaraha cusub ee DFS Dr.Cumar C/rashiid
(December 17, 2014)
Garoowe:-Dawladda Puntland ee Soomaaliya iyadoo tix’galineysa isla markaana qadari neysa deganaanshaha dalka iyo siyaasada soomaaliya waxay marwalbana taageereysa qorshe walba oo ay ummada Soomaaliy
Madaxweyne Gaas oo kulan qado ah la qaatay ganacsato iyo Wasiirka arrimaha Bulshada ee Dawladda Federaalka Itoobiya.[Masawiro]
(December 17, 2014)
Addis:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 17-12-2014 kullan qado ah Dalka Itoobiya kula qaatay Ganacsato ka soo jeeda Dawladda deegaanka soom
Madaxweynaha DFS Xassan Shiikh oo magacaabay Ra’iisul wasaare cusub.[Masawiro].
(December 17, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka, Mudane Xassan Sheekh.Maxamud waxaa uu maanta u magacaabay Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaa
Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo loo magacaabay Raisulwasaaraha DFS
(December 17, 2014)
Muqdisho:-War haatan naga soo gaaray xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee Villa Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxweynaha DFS  Xasan Sheekh Maxamuud uu u magacaabay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soo
Mu’assasada Al-minhaaj Galdogob oo kulan u samaysay qurbajoogta (Masawiro)
(December 17, 2014)
Galdogob:-Maalinimadii Isniinta ee ku beegnayd 15/12/2014 ayaa Mu’assasada Alminhaaj Galdogob waxay u samaysay kulan qurbajoogta deegaanka ee ka kala yimid daafaha aduunka, ayadoo lagu jiro fasaxii
Habeenkii 3aad Nadwo diini ah oo ka socota Masjidka Al-hudaa ee Garoowe [Dhageyso Live]
(December 17, 2014)
Garoowe:-Nadwo clmiyeed diini ah oo ka socota Masjidka weyn ee Al-hudaa ee Garoowe ayaa waxaa ay gashay caawa habeenkeedii 3aad, Nadwo cilmiyeedkaan diiniga ah ayaa ah nadwadii 7aad ee lagu qabto Masj
Madaxweynaha DFS oo la filayo in saacadaha soo socda uu ku dhawaaqo Raisulwasaaraha Cusub ee DFS
(December 17, 2014)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xarunta Villa Soomaaliya ay ka socdaan Qaban qaabada xaflada ku dhawaaqista Ra’iisul Wasaaraha cusub ee DFS waxaana looga yeera
Madaxweyne ku xigeenka PL oo Tababar u soo xiray Ciidamo ka tirsan Booliska iyo Asluubta Puntland.[Masawiro]
(December 17, 2014)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland  Mudane Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 17-12-2014 magaalada Garoowe ee caasimada Puntland kaga qeyb gala
Nadwadii ka socotay Masjida Al-hudaa oo xalay uu muxaadaro ka jeediyey Sh Fu’aad Xaaji.[Masawiro]
(December 17, 2014)
Garoowe:-Waxaa caawa oo taariikhdu tahay 16/12/2014 gashay habeenkii 2aad Nadwo cilmi yeedkii ka socotay masjidka weyn ee Al-hudaa Magaaladda Garowe ee xarunta maamulka Puntland waxaana xalay darsiga