Puntland oo soo dhaweysay Ra’iisul wasaaraha cusub ee DFS Dr.Cumar C/rashiid

December 17, 2014 - Written by Editor

IB0A5462Garoowe:-Dawladda Puntland ee Soomaaliya iyadoo tix’galineysa isla markaana qadari neysa deganaanshaha dalka iyo siyaasada soomaaliya waxay marwalbana taageereysa qorshe walba oo ay ummada Soomaaliyeed uga baxayso jaahwareerka iyo Is qabqabsiga siyaasadeed ee dib u dhaca ku ridey dhammaan hey’adihii Dawladda Soomaaliya , sidaa daraadeed waxay Dawladda Puntland si buuxda usoo dhaweyneysaa magacaabida Reysul’waaraha cusub ee Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/shiid Cali Sharmaarke.

Dawladda Puntland ee Soomaaliya waxay ku amaaneysaa Reysul’wasaaraha cusub Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke Aqoontiisa iyo waayo Aragnimda uu u leeyahey xilka loo magacaabey.

Ugu Danbayntii.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Ra’iisul wasaaraha cusub ee Dawlada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke.wuxuuna u rajeynaya inuu shaqadiisa uguto si wanaagsan.

Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada Dowladda Puntland
E-mail: spofgovpl@gmail.com

Leave a comment

*

Archives
December 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online