Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo Muxaadaraad ka wada magaalada Kampala.(Masawiro)
(December 28, 2014)
Kampala :- Sheekh Bashiir Axmed Salaad madaxa hay'ada culimada soomaaliyeed oo sidaan horayba idinku soo gudbinay ku jiray kulamo dacawi ah muxaadaraadna kajeedinayay kudaha magaalada kampala horayna
Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid oo kormeer ku tegay Xarunta Wasaarada Gaashaandhiga[Masawiro]
(December 28, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, ayaa maanta kormeer ku tagey xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Isbitalka ciidamadda X
Madaxweyne Gaas oo ka qeyb galay xiritaanka shirweynihii dib u eegista Qorshayaasha Hay’addaha Dawladda Puntland 2014-2015[Masawiro]
(December 28, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 28-12-2014 ka qeyb galay xiritaanka shirweynihii dib u eegista Qorshayaasha Hay’addaha Dawladda
Ka dhageyso Radio Halgan Live iyo Radio Al-Xikma Duruus,Muxaadaraad, iyo Mutamaraadka Islaamiga (Dhageyso Live)
(December 28, 2014)
Radio Halgan Live waa Idaacad Islaami ah oo tabin doonta Insha Allaah Duruusta diiniga ah iyo Nadwooyinka Culumada Soomaaliyeed meel walba oo ay dunida ka joogaan, Radio Halgan Live waxaa ay bahwadaag