Ogaysiis ku socda dadwaynaha Somaaliyeed ee ku dhaqan Copenhagen

December 19, 2014 - Written by Editor

ogeysiis1Denmark:-Maamulka Markazka Attowxiid ee Copenhagen Denmark wuxuu Ogaysiinayaa dadwaynaha Somaaliyeed ee ku dhaqan Copenhagen iyo Nawaaxigeeda in Markazka lagu qaban doono Dowradii qaboobaha 23-28/12-2014.Cinwaanka Dowrada خيركم من تعلم القرأن و علمة

Dowradan oo isugu jirta qayb loogu talo galay in dhalinyarada Wiilal & Gabadhaba lagu siiyo duruus joogto ah, iyo qayb caam ah oo ku wajahan dadweynaha ayaa waxaa ka qayb qaadan doona culimo ka kala imanaysa Finland, Germany & gudaha magaalooyinka Denmark.
Wuxuu Markazku u diyaariyey dadweynaha ka soo qayb gelaya Dowrada cunto iyo cabitaan tayaysan aadna u jaban, ama barnaamij balaaran oo ”CUN OO CAAWI AH, kaas oo dhaqaalaha ka soo baxa lagu taageerayo Masjidka.

Waxaa kale oo jirta in dhamaan Muxaadarooyinka iyo Duruustuba lagu qaban doono qaybta Masjidka & qaybta kale ee fasalada ah.

Wixii Faahfaahin ah kala soo xiriir.
Maamulka Markazka
Tlf: +45 5382 4545.
+ 45 5166 3110.
+45 6146 4671.

Leave a comment

*

Archives
December 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online