Markab sidday 3502 oo qof oo qaxooti ka soo cararay Yeman oo soo gaaray Boosaaso.[Masawiro]
(July 2, 2015)
Boosaaso:-Waxaa maanta soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari qaxooti ka yimid dalka Yeman oo lagu qiyaasay in ka badan 3502 qof, Qaxootigaan oo u badan Soomaali ayaa waxaa dekkadda Muk
Shirkiii golaha Wasiirada ayaa maanta looga hadlay sidii loo diyaarin lahaa goob lagu dajiyo Conteenerada oo ka baxsan Dekedda
(July 2, 2015)
Muqdisho, 02, July, 2015...Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa waxaa kulanka qaybtiisa hore shir guddoominayey Ra’iisul Wasaare Cuma
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Deegaanka , Dalxiiska iyo Duurjoogta Puntland oo la dhaariyey
(July 2, 2015)
Garoowe:-Wasiirka cusub ee Wasaaradda Deegaanka , Dalxiiska iyo Duurjoogta Puntland Mudane Cali Cabdllaahi Warsame ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 2-7-2015 lagu dhaariyey aqalka Madaxtooyada Dawlad
Tartankii Quraan Kariimka ee Ardeyda magaalada Bosaso oo lasoo gabagabeeyay.[Masawiro]
(July 2, 2015)
Boosaaso:-Mu’asasada dacwada iyo horimarinta ee Alminhaaj qaybta gobolka Bari ayaa si rasmi ah usoo gabagabeysay tartankii qur’aan akhriska ee Ardayda Magaalada Boosaaso. Tartankaan oo labadii ma
Golaha wasiirada ee dowladda Puntland oo shir ku yeeshay Garoowe.[Masawiro]
(July 2, 2015)
Garoowe:-Shirka Golaha xukuumadda Dawladda Puntland waxaa maanta looga hadlay xaaladda Amaanka, mashaariicda horumarineed ee ka soconaya guud ahaan Gobollada Puntland, u diyaargarowga koowda Agoosto,
Al-Minhaaj oo in ka badan 600 oo qoys oo danyar ah u qaybisay Raashin.[Masawiro]
(July 2, 2015)
Garoowe:-Waxaa maantay Mu’asasada Al-Minhaaj Xafiiskeeda Gobolka Nugaal  oo gacan ka helaysa  Hay'adda Khayriga ee  Cumaan Jaaranti oo laga leeyahay Wadanka Cumaan ay u qaybiyeen raashin dad gaaa