Kulanweynihii “Galdogob kow” ee Walaalaynta ummadda Soomaaliyeed oo la soo gabagabeeyay.[Masawiro]
(July 12, 2015)
Galdogob:-Waxaa Subaxnimadii Sabtida ahayd si diiran magaalda Galdogob  loogu soo dhaweeyay Wafdi uu horkacayay Gudoomiyaha Dalladda Ardayda ka baxay Macaahidda sharciga ah ee Soomaaliya, wafdigaas o
Mu’asasada Al-Raxmah oo Ceel Riig ah ka qoday Tuulada Warguduudo ee Gedo (Masawiro)
(July 12, 2015)
Gedo:-Tuulada Warguduudo oo ku taalla deegaan aad u ballaaran una dad badan oo oomane ah kana mid ahayd meelaha xiliyada abaaraha dadku oonka ugu dhamaan jireen ayay Mu’asasada Al-raxmah ka hir gali
Sh.Dr C/Caziiz Cali Axmed oo si weyn loogu soo dhaweeyey Laascaanood.[Video/Masawiro]
(July 12, 2015)
Laascaanod;-Waxaa maanta si wayn loogu soo dhaweeyya Sh. Dr C/Caziiz Cali Axmed oo ka mid ah Dhakaatirada waawayn ee PhD-ga ka soo qaatay Jaamacada ugu wayn Caalamu Al-Islaami ee Madina Islamic Univer
Go’aamo ka soo baxay Golaha wakiiladda ee dowladda Puntland.[Akhriso]
(July 12, 2015)
Garoowe:-Waxaa maanta ay soo gabagabeeyeen Golaha Wakiiladda ee Dowladda Puntland dood dheer oo usbuuc ay ka lahaayeen xeerar iyo gudiyo dhowr ah oo sameeyeen dowladda Federaalka Soomaaliya. Golaha
Madaxweyne Gaas oo afur iyo casho sharaf u sameeyey ardaydii ku tartamaysay akhriska Qur’aanka Kariimka ah ee Gobolada Puntland.[Masawiro]
(July 12, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa afur iyo casho sharaf ugu sameeyey Rugsan Hotel ardaydii ku tartantay akhriska Qur’aanka Kariimka ah ee Gobolada Puntland.