Danjire Maxamed Cabdi Afey oo waraysi gaar ah siiyey Golaha 88.[Dhagayso]

September 30, 2015 - Written by Editor

afeyNew York:-Safiirka urur goboleedka IGAD u qaabilsan arrimaha Soomaalia Danjire Maxamed Cabdi Afey ayaa waxaa waraysi gaar ah siiyey Golaha 88 uga warramay arrimo badan oo Soomaaliya ku saabsan gaar ahaan arrimaha Soomaaliya looga hadlayey ee ka dhacay xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada New York.

Hoos ka Dhagayso waraysigii Danjire Maxamed Cabdi Afey uu siiyey Golaha 88

Source Golaha 88

Leave a comment

*

Archives
September 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online