Gabaygii Maan-wareer ee uu tiriyey Abwaan Sh Maxamuud Maxamed Adar.[Dhagayso]

September 30, 2015 - Written by Editor

adarCape town:-Waxaa caawa idiin soo gudbinaynaa gabay qiimo badan oo uu tiriyay Abwaan Sheekh Maxamuud Maxamed Adar waxaan uu gabaygu taabanayaa xaalada murugsan ee jirta dalka Soomaaliya isagoo abwaanku uu tilmaamay Maalintaajirnimaa , Musuqmaasuqa , karti darada Madaxda Soomaalida , kala qoqobka Soomaaliya , Dabadhilifnimada Shisheeyaha ,Dilalka iyo qaraxyada aan loo meel dayin oo ururka Shabaab kula kacaan shacabka rayidka ah iyo weliba baaq uu Abwaan Sheekh. Maxamuud Maxamed Adar u jeedinayo qaybaha kale duwan ee Bulshada uuna ka codsanayo in ay Midoobaan.

Hoos ka Dhagayso Gabaygii Abwaan Sh Maxamuud Maxamed Adar

 

Halgan.net

Cape town

Leave a comment

*

Archives
September 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online