Wareysi: Aabaha dhalay 2 Wiil oo loo heysto Argagixisnimo.[Dhagayso]

May 21, 2016 - Written by Editor

C00E3B1A-BC13-4A01-9B1E-B160D4D64A61_w987_r1_sMinneapolis:-Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalkan Mareykanka, waxaa weli ka socota dacwadda saddex dhalinyaro ah oo Soomaali oo loo haysto inay doonayeen inay ku biiraan ururka ISIS iyo inay falal dil ah ka gaysan rabeen dibedda waddankan kadib marka ay ka baxaan dalkan, eedahaasi oo ay beeninayaan.

Maalmahan waxaa marqaati fur bixinayay wiil lagu magacaabo Cabdiraxmaan Bashiir oo sheegay inuu ka mid ahaa wiilasha damcay inay tagaan dalka Siiriya balse markii dambe go’aansaday inuu si qarsoodi ah ula shaqeeyo hay’adda FBI-da.

Weriyahayaga Falastiin Axmed Iiman oo ku sugan Minneapolis ayaa la kulantay Cabdulxamiid Faarax oo ah aabaha laba dhalinyaro ah oo midi qirtay dambiga lagu soo eedeeyey midna uu ku gacan sayray, waxayna ugu horrayn weydiisay sida uu u arko caddaymaha illaa haatan la hor keenay maxkamadda?

[audio: http://av.voanews.com/clips/VSO/2016/05/21/7a016a02-bc85-4d1f-9644-e6eb888e59bc.mp3]
Halkaan ka Dhagayso Mp3

 

Source:VOA

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online