Qodobbo Muhiim ah oo looga hadlay shirkii golaha wasiirrada Puntland
(June 23, 2016)
Garoowe:-Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu shir gudoominayey Madax weyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng.Cabdixakim Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta waxaa looga hadlay arrima
Jaaaliyadda SSC ee dalka Holland oo gaadhsiiyey Deeq Rashin ah deegaanka Hadhwanaag.[Video]
(June 23, 2016)
Laascaanood:-Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ka soo jeeda gobollada Sool Sanaag iyo Cayn ee fadhigeedu yahay wadanka Holland ayaa soo gaadhsiisay deeq raashin ah deegaanka Hadhwanaag markii horena la odhan
Isku horimaad kooban oo dhexmaray Ciidanka Puntland iyo kuwa guddoomiyhii hore ee gobolka Bari.[Dhagayso]
(June 23, 2016)
Boosaaso:-Dagaal ayaa maanta degmada Carmo ee gobolka Bari ku dhexmaray ciidamada Puntland iyo maleeshiyo uu wato guddoomiyhii hore ee gobolka Bari Cabdisamad Maxamed Gallan.Cabdisamad Gallan iyo ciid
Madaxweynaha Puntland oo maalintii 2aad magaalada Baydhabo kaga qayb galay shirka Madasha wadatashiga.[Masawiro]
(June 23, 2016)
Baydhabo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 23-Jun-2016 magaalada Baydhabo kaga qayb galay shirka madasha wadatashiga qaran oo maalintii labaad halkaasi ka soc