Afhayeenka Gudiga Nabadaynta colaadii Carmo Sh. Axmed Yuusuf Daad oo u waramaya BBC-da.[Dhagayso]

June 25, 2016 - Written by Editor

IMG_82801Carmo:-Sh. Axmed Yuusuf Daad oo ka tirsan Culimada Puntland ahna Afhayeenka gudiga Nabadaynta ka dhex waday  Ciidanka dowladda Puntland iyo ciidamo beeleed la socda Gudoomiyihii hoe ee Gobolka Bari Cabdisamad Gallan oo waraysiiyey Idaacadda BBC-da ayaa sheegay in Nabadayntu meel fiican marayso laguna guulaystay in wax walba lagu dhameeyo is afgarad arrintaass oo ay ka shaqeeyeen culimo’udin, Issimo iyo Nabadoonada Gobolka Bari.

Afhayeenka Gudiga Nabadaynta shaqaaaqadii ka dhacday duleedka degmada Carmo Sh Axmed Yusuf Daad ayaa sheegay in gogol nabadeed loo balamay si dhaqso ahna la iskugu imaan doono labada dhinac qolo walbana ay tabashadeeda ay soo bandhigi doonto.

Hoos ka Dhagayso Afhayeenka Gudiga Nabadaynta colaadii Carmo Shiikh Axmed Yuusuf Daad

[audio: http://radiohalgan.net/media/audio/Mp3/Shiikh-Ahmed-Daad-.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2016
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online