Madaxweynaha JFS Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ku baaqay Midnimo Soomaaliyeed.[Daawo]

June 26, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta waxaa uu ubax dhigay Taalada Darjirka Dahsoon, ee magaalada Muqdisho xili manta ay ku beegan tahay 26-ka June 2017 oo ah 57 guuradii ka soo wareegatay, markii Calan Soomaaliyeed laga taagay Gobollada Waqooyi gaar ahaan magaalada Hargeysa. Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo hadal u jeediyey boqolaal dadweyne ah waxaa uu ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed in ay midoobaan si ay u gaaran dowladdnimo buuxda isagoona ku nuuxnuuxsaday in midnimada umada Soomaaliya ay tahay lama taabtaan taas oo muhiim u ah in meelna looga soo wada jeesto dadka cadawga ku ah jiritaanka umada Soomaaliyeed.

Hoos ka Daawo Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2017
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online