Madaxweynaha Puntland Dr.Gaas oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Siyaasi Barkhad Cali Saalax

June 5, 2017 - Written by Editor

Boosaaso:-Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Ehelkii, Qaraabadii iyo guud ahaan shacabka Puntland ee uu ka baxay Barkhad Cali Saalax oo ka mid ahaa aasaaasayaashii Puntland oo ku geeriyooday Magaaaladda Bosaso ee xarunta Gobolka Bari. Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa Barkhad Cali Saalax ku tilmaamay inuu u ahaa xubin muhiim u ah shacabka Puntland , kana shaqayn jiray nabadda iyo horumarka Puntland, wuxuuna ilaahay uga beryay inuu u naxariisto.

Hoos ka Akhri Tacsida uu diray Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas


M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2017
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online