Shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo looga hadlay khilaafka ka dhex aloosan madaxda dowladda Federaalka
(April 5, 2018)
Garoowe:-Shirka Golaha Wasiirada ee dowlada Puntland oo uu shir guddoominayay Madaxweynaha Puntland Dr C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin amniga, xaal
Madaxweyne Gaas oo kala diray Golaha Deegaanka Degmada Garoowe.
(April 5, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 5 April 2018 xafiiskiisa kasoo saaray wareegtu ku saabsan kala dirid Golaha Deegaanka Degmada
Nadwo Cilmiyeed ka bilaaban doonta magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari
(April 5, 2018)
Boosaaso:-Waxaa ka bilaaban doonta magaalada Boosaso ee xarunta gobalka Bari nadwo cilmiyeedii 16aad ee sanad laha ahayd waxaana soo qaban qaabisay Nadwada Musasada Al-Minhaaj ee narumarinta Dacwada g
Wakhtiyada Salaadda ee Denmark Ma Waxbaa Ka khaldan Sh C/raxmaan Abyad (Daawo)
(April 5, 2018)
Denmark:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaro qiima badan oo ku saabsan wakhtiyada Salaad iyo Ilaalinteeda waxaana ay ka kooban tahay 2 qeybood ,waxaa Jeedinaya Sheekh C/raxmaan Abyad Xafidahulaah
Taliyaha Ciidanka Milatariga JFS waa qabanay Ciidamadii gudaha u galay xarunta Golaha Shacabka.[Video]
(April 5, 2018)
Muqdisho:-Taliyaha Ciidamada Milatariga dowladda Federaalka Soomaaliya Sareeya Gaas C/wali Jamac Gorod oo la hadlay saxaafadda xalay ayaa waxaa uu sheegay in lagu guulaystay in gacanta lagu dhigay cii