Madaxweynaha Puntland oo Si Ku Meel Gaar Ah U Magacaabay Gudoomiye Iyo Gudoomiye Ku-Xigeenka Degmada Badhan

August 20, 2018 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray 20 August 2018 si ku meel gaar ah ugu magacaabay Gudoomiyaha Iyo Ku-Xigeenka Gudoomiyaha Degmada Badhan.

Xeer Madaxweyne Lr. 107 August 20, 2018, kuna saabsan magacaabid Gudoomiyaha iyo Gudoomiye Ku-Xigeen ku meel gaarka ah Ee Degmada Badhan.

Madaxweynaha Dowladda Puntlnad.

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntlnad.

Markuu tixgeliyey: Baahida loo qabo in ay sii socoto shaqada maamulka Degmada Badhan.

Markuu qiimeeyey: Tala soo jeedinta Wasaarada Arrimaha Gudaha, Dowladaha Hoose Iyo Harumarinta Reer Miyiga.

 

Waxuu xeeriyey:

  1. Waxaa Cabdirisaaq Axmed Ciise si ku meel gaar ah loogu magacaabay Gudoomiyaha Degmada Badhan.
  2. Waxaa Saynab Cabdi Aar si ku meel gaar ah loogu magacaabay Ku-Xigeenka Gudoomiyaha Degmada Badhan.

-DHAMMAAD-

XAFIISKA WARFAAFINTA, WACYI-GELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND.

Leave a comment

*

Archives
August 2018
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online