Madaxweynaha JFS Farmaajo iyo Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo kulmay
(November 8, 2018)
Muqdisho:-Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa uu kulan la qaatay Maxamed Mursal Sheekh Cabdi raxmaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka waxaana ay ka wada hadleen xaalada dalka iyo sidi
Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo looga hadlay Arrimaha xaaladda Amniga
(November 8, 2018)
Garoowe:-Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu Shir-Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arrimaha kala ah Xaaladda Amniga dalka, J
Puntland oo Hambalyo u dirtay guushii Ilhan Omar, Mohamed Nuur iyo Hodan Hassan
(November 8, 2018)
Garoowe:-Dowladda Puntland ayaa waxaa ay hambalyo iyo bogaadin u dirtay  Ilhan Omar , Mohamed Nuur iyo Hodan Hassan oo guul ka soo hoyey doorashadii ka dhacday dalka Maraykanka , Dowladda Puntald