Kulamadii Madaxweynaha Puntland uu la yeelaneyey bulshada oo la hakiyey
February 5, 2019 - Written by EditorGaroowe:-Madaxtooyadda dowladda Puntland ayaa shaacisay fariin qoraaleed lagu joojisay kulamadii gaar gaar ahaa ee uu maal mihii u danbeeyey Madaxweynaha dowladda Siciid Cabdullaahi Deni uu la yeelanayey bulshada qaybaheed kale duwan
Hoos ka Akhriso Nuqul ka mid ah fariin qoraaleedka lagu joojiyey kulamadii ka socday Madaxtooyadda
A/cawaale
Halgan.net