Suldaan Dhure oo xalay lagu dilay Kismaayo

August 1, 2019 - Written by Editor

Kismaayo:-Waxaa xalay koox dablay ah oo hubaysan ay ku dishay magaalada Kismaayo Allaha u naxariistee Suldaan Rashiid Dhure oo ka mid ahaa salaadiinta Dhaqanka ee magaaladasi Kismaayo laga yaqaan.

Suldaan Rashiid Dhure ayaa waxaa la dilay xili uu ka soo baxay salaadii Makhrib waxaan xiliga la dilay la socday nin kale oo qayliyey markii suldaanka lagu bilaabay rasaasta kaas oo markii danbe ay dileen kooxdii suldaanka dishay.

Suldaan Rashiid Dhure ayaa waxaa uu ka mid ahaa salaadiinta wadey soo xulusta xubnaha Baarlmaanka maamulka Jubbaland oo dhawaan ay ka dhici doonto doorashada madaxweynanimada .

Suldaan Rashiid Dhure ayaa waxaa dilkiisa  masuuliyiinta amniga ee Jubbaland ay ku eedeeyeen ururka Al-shabaab  iyagoona faray laamaha amniga in ay cadaalada la horkeeno kuwa dilka u geystay Suldaan Dhure.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2019
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online