Al shabaab oo ku soo bandhigay 3 Kenyan ah Degmada Baardheere

January 13, 2012 - Written by

Wajeer:-Ururka Al-shabaab ayaa maanta ku soo bandhigay fagaare ku yaalla magaalada Baardheere ee gobolka Gedo 3 ka mid ah askarta dalka Kenya kuwaas oo ay ka soo qafaasheen gudaha Degmada Wajeer ka dib dagaal ay ku qaadeen saldhig boolis oo ku yaal  deegaanka Gariley.

Gudoomiyaha Ururka Al-shabaab ee gobalka Gedo Cabbaas Cabdullaahi  ayaa la hadlay dadweynihii u soo daawasho tagay 3nin ee u dhashay dalka Kenya waxaana uu sheegay in ay jawaab u tahay leynta iyo duqeynta ay ciidamada Kenya ka wadaan gobalada J/hoose iyo Gedo.

Al-shabaab ayaa maalin ka hor weerar ku qaaday deegaanka Gariley oo 7 km u jira xadka Kenya ay la leedahay Soomaaliya, waxayna sheegeen in ay soo qafaasheen 3 askari iyo qalab melatri ayna dileen 7 kale .waxay ku goodiyeen in ay sii wadi doonaan weerarada ay ku yaan gudaha dalka Kenya.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

Archives
January 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online