Daawo Muxaadaro Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax oo Engilish Ah.

January 19, 2012 - Written by

Oslo:-Sheekh Dr.Cali Saalax ayaa muxaadaro English ka jeedshay waxaana uu uga hadlay arimo badan oo ay ka mid yihiin Islaamka iyo lunsanaata gaalada ku qaraabata magaca kirishtanka .Cinwaanka muxaadarada ayaa ahayd (Jesus Christ: A Messenger of Allah).Dr.Cali Maxamed Saalax ayaa alle waxaa uu siiyey aqoon dhanka diinta ah isaga oo ku gudbin kara diinta luqadaha Englishka,Carabiga iyo Norwijiyanka.

 

Hoos ka Dhageyso Muxaadarada Sh Dr.Cali Maxamed Saalax oo English ah .

1 Comment so far

Leave a comment

  1. asc wrw masha alaa aad ayaan ugu helayay tasoo aha mid wax lagu qato runti

Leave a comment

*