Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Cumar Ibnu Khadhaab ee magaalada Qardho.(Dhagayso)

January 13, 2012 - Written by

Qardho:-Waxaa maanta oo jimco ah Masjidka Cumar Binu Khadaab ee magaalada Qardho khudbada Jimcaha ka akhriyey Ustaad Maxamuud Cali Aadan oo ah Bare wax ka dhiga Iskuulka Sh Cismaan Secondary School ahna arday wax ka barta Jaamacada Bariga Soomaaliya ustaad Maxamuud ayaa Khudbadiisa ugu magac daray فياي عقل ودين يكون القتل في هذ(المجتمع) diintee ama caqligee buu dilku noqon karaa Mujta macan Muslimka ah ustaad ka ayaa khudbadiisa ku soo arooriyey Aayado iyo Axaadiith saxiix ah oo xarimaya in qof Muslim ah lagu dilo xaq daro ay xaaraan tahay.

Hoos ka dhagayso khudbo jimcihii maanta ee Masjidka Cumar ee magaalada QardhoIbnu Khadhaab

[audio:http://www.halgan.net/Mp3/KhudbadajimceQardho.mp3]

Ama Halkan

Khudbada ka dib ayaa waxaa tacliiq kooban ka bixiyey Shiikh Maxamuud Cali Gooni oo ka tirsan ducaada magaalada Qardho wuxuuna Shiikhu umada ku adkeeyey in aan la fududeysan dhiiga muslimka wuxuu sidoo kale sheegay in umadaan soomaaliyeed badankood yihiin kuwo wax dilay iyo kuwo hadda raba in ay wax dilaan oo doonaya iney wax ku dilaan qaab qabiil ama qaab siyaasadeed. Khudbadaan ayaa sidoo kale ku soo beegmaysa xili ay firaqaadka ka dagaalama soomaaliya iyo Qabaa’ilka qaar ay  fududeystaan dilka Muslimiinta iyo cayda Culimada Salifiga.

Hoos ka Dhagayso Tacliiqa Khubada Jimcaha  SH Maxamuud Cali Gooni.

[audio:http://www.halgan.net/Mp3/tacliiqakhudbadaMaxamuud Cali gooni.mp3]

Ama Halkan

Halgan.net

Leave a comment

Archives
January 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online