War-saxaafadeed Ururka Al-shabaab oo shaqadii ka joojiyey Hay,adda ICRC

January 30, 2012 - Written by

Muqdisho:-Ururka Al-shabaab ayaa waxaa uu maanta ka mamnuucay Gobollada uu ka taliyo Hay,adda ICRC oo ah Hay,adda ka shaqaysa dhinac gargaarka ,War saxaafadeedka oo ka soo baxay xafiiska kor meera arrimaha Hey’adaha Ajnabiga ah ee ururka Al-shabaab ee (OSAFA) ayaa lagu sheegay in Hay,adda ICRC ay raashin dhacay ka qaybisay Gobllada abaaruhu ka jiraan  ee ay ka howl gasho Hay,adda sidaas darteedna looga joojiyey shaqadii.

Masuuliyiinta Ururka Al-shabaab ayaa dabagal ay sameeyeen waxaa ay ku ogaadeen in Hay,adda ICRC raashin ay qaybi say inta badan uu ahaa mid dhacay oo waxyeelo gaarsiin kara dhalaanka soo koraya iyo dadka waayeelka ah oo ka soo kabanaya abaartii ku dhufatay dalka Soomaaliya sanadkii la soo dhaafay.

Halkaan riix Closure of the International Committee of the Red Cross (ICRC)

 Office for Supervising the Affairs of Foreign Agencies (OSAFA)

“Safeguarding the welfare of the Muslim Ummah”

 

Halgan.net
 

 

Leave a comment

*

Archives
January 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online