Xog muhim ah oo qeexaysa habowga Al-shabab
January 14, 2012 - Written byHordhac:-Waxay warqaddan yari ka hadlaysaa guud ahaan dhibaatooyinka laga dhaxlay al Al-shabab iyo hagardaamoo yinka ay ku hayaan umadda. Waxay caddaynaysaa diinta islaamka axkaamteeda kale duwan ee la xiriirta dilka muslimiinta gaar ahaan culimada, gaalaysiinta, ku xadgudubka xuddudda, qixinta shacabka, iyo dhaxalsiinta dalka Somalia shishee yaha. Waxaa Somali looga digayaa inay ku kadsoonto Shabab iyo magacooda fiican ee “Al Mujahidin” oo ka fog xaqiiqada.
Afeef Aragtid maqaal waxaa iska leh qoraaga ku saxiixan
Halkaan ka Akhri maqaalka oo dhamaystiran
Abdi Hersy (Fagare)
fagare@gmail.com
Calgary, Canada

.gif)

